Adobe Premiere Pro CC Fundamentals

Adobe Premiere Pro CC waa software ka ugu isticmaalka badan markay kutimaado tafatirista muqaalada (Video Editing), koorsadaan waxaa lagu baranayaa sida Filimaanta loo habeeyo, loo qurxiyo, sida la iskugu Dardaro Muuqaalo kala duduwan, loo diyaariyo muuqaalo qurux badan, sida aroosyada, xafladaha iyo Wixii lamid ah. Koorasadaan waxaa Baraya Mohamed Isaac Hirsi oo ku soo shaqeeynayay muda badan Video editing, khibrad badana uleh isticmaalka Adobe Premiere Pro CC.

M
muhammedrauff
Instructor
1.3k enrolled
11h 32m · 69 lessons
What you'll learn
  • Barashada adeegsiga guud ee Adobe Premiere Pro
  • Diyaarinta iyo Qorshaynta Kahor Tafatirista
  • Bilowga Tafatirista
  • Jarjarista Muqaalka iyo Adeegsiga Trim Tools
Total content
11 hours · 69 lessons
  • 01Horudhaca04:41
  • 02Qaabka koorsooyinka hurbad loo barto10:38
  • 03Sidee aan ula soo dagaa Software ka iyo Layliga08:58
  • 04Installing Adobe Premiere Pro CC03:58
  • 05Using the exercise files15:35
  • 06System Compatibility Report and Deleting Media Cache07:23
  • 07Nuuca Adobe Premiere Pro ama Version ka lagu baranayo Koorsadaan01:51
  • 08Adding missing fonts to Windows 1004:58